Nin 50 jir ah oo isku daldalay degaan hoos taga Magaalada Dhuusamareeb (Sababta)

Nin magaciisa lagu sheegay Cabdi Faarax Xasan Gurey oo 50 jir ahaa ayaa isku daldalay maanta Degaanka Balli-cad oo hoostaga Magaalda Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud Wararka ayaa sheegaya in ninkan uu xarig qoorta iskaga xiray ka dibna geed iska soo laalaadiyay. Dadka degaanka ayaa sheegay in ninkan is daldalay uu hayay xanuun dhanka maskaxda ah … Continue reading Nin 50 jir ah oo isku daldalay degaan hoos taga Magaalada Dhuusamareeb (Sababta)